Akhrisi: Afar Sabab oo ay Ku Fiicantahay in Doorashada lagu koobo min Hal Magaalo

Kadib doorasho soo jiitameysay tan iyo July 29-ka sanadkii hore, maanta waxaa furmay  kulan sixitaan ah ay Muqdisho ku yeeshaan madaxda madasha wadatashiga qaran oo ay ku mideysan yihiin ra’isul wasaaraha Soomaaliya, madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Qodobbada laga hadlayo marka laga soo tago amniga oo ra’isul wasaaraha inuu hoos tago la adkeyn doono, … Continue reading Akhrisi: Afar Sabab oo ay Ku Fiicantahay in Doorashada lagu koobo min Hal Magaalo